R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyrre, ayaa xalay kormeeray xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka...
Guddoomiyue ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Gedo ee koonfurta Dalka Maxamed xuseeen Alqaadi oo la hadlay Radio Muqdisho...
Maxkamada sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Shalay oo Khamiis ahayd u fariisatay dacwad ka dhan ahayd Maxaabiis u dhalatay...
Wafdigani uu Hogaaminayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa muqdisho uu yimid siddi gurmaad balaraan loo gaarsiin...
Aqoon siweedaarsigaan oo ku saabsan is cafinta bulshada Soomaaliyeed oo ay soo qabaan Bahda Cafis ayaa waxaa ka qeyb galaya...
Kooxaha Elman iyo Horseed ayaa soo gaba gabeeyay kulamadoodii ugu danbeyay horyaalka soomaaliya kulan galabta ay ku ciyaaren garoonka banaadir...
Wafdiga Wasaaradda Awqafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya oo dhawaan booqasho rasmi ku soo gaaray Dalka Kuwait ayaa waxaa hoggaaminayay...
https://youtu.be/608s7RyVmac
Muqdisho, 10ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho