Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbalandd ayaa sii kordhiayay howlgalada lagu beegsanayo saldhigyada maleeshiyaadka Alshabaab ay ku leeyihiin gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariic dhawaan laga hir gelin doono degaannada Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan; Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa booqday Maxkamadaha Degmooyinka Xamar wayne iyo Shangaanni, isagoo u kuur...
Taliyaha Guud ee Militariga Iiraan Maxamed Cali Jacfari ayaa ka hadlay xariirka Dalkiisa iyo Mareykanka, isaga oo sheegay in uu...
Degaanka Qeydaro oo ka mid ah Tuulooyinka hoos taga Dagmada Cadaado ee Gobalka Galguduud , ayaa markii ugu horreysay laga...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe, ka dib booqashadii uu ku...
Cabdi Joon iyo Yuu Cali oo beri galab isku dhegan markii ugu horeysayna ku wada kulmi doona Tartanka Star League...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa maanta magaaladda Muqdisho tababar uga furay Askar ka...
July 31, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay gudigga Madaxa Banaan ee Xuduudaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho