Ilhaan Cumar oo hora u shaacisay in ay u taagan tahay Xubinta Xildhibanimo ee Kongareeska dalka Mareykanka iyadoo mataleysa degmada...
Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ku sugan gudaha Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa ka qeyb gelaya shirka sanadlaha ah ee madasha Oslo oo maalinta Barri ah ka...
Dugsiga Gen. Gordan ee Ciidanka Xoogga dalka, ayaa Xalay Waxaa lagu qabtay munaasabad lagu wacyi-gelinayey Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan...
Sanada badan ayaa Soomaaliya waxaa ka jiray in dadka laga handado (Private Number) Nambarka Qarsoon, waxaana dad badani ay ku...
Laura Bush oo ah marwadii koowaad ee madaxweynihii hore ee Jorge W Bush,ayaa dhaleeceysay qorshaha Mr.Trump ee ku aaadan siyaasadda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Daahir Maxmauud Geelle oo maanta shir jaraa'id ku...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Gobolleedka Jubbaland ayaa maalmihii u danbeeyay waxay howlgal ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amababaxay magaalada Oslo ee dalka...
Ciidamada Xooga Dadlka qeybtooda 43-aad oo dhawaanahaanba holgala ka waday degaano hoostaga Gobalka Jubbada hoose ayaa guula ka gaaray Kooxahii...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho