Ra’iisal wasaaraha cusub ee Ethiopia Aby Ahmed ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta mudo labo maalin ah ku tagi...
Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Maryan Jaamac Aways oo waraysi gaar ah siisay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cumar Guureeye ayaa sheegay in dadka ku nool deegaanka Caad ee hoostaga Degmada...
Duuliye sare, Asli Xassan Cabaade, oo loo yaqaan (Calan-sida), oo ahayd haweeneydii ugu horreysay ee Soomaali ee diyaarad duulisa, ayaa...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa sheegay in Taliska uu ku howlan yahay sameynta ciidan...
Maanta Aadanuhu wuxuu sahminayaa xog kale oo ka daahsoon dadyow badan oo ku nool adduunka kuwasoo loo marayo aqoonta iyo...
Wasaaradda Qorshaynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar hal cisho ah oo ku saabsanaa horumarinta Istaraatijiyadda Qaranka u qabatay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’adaha...
Hay’adaha ku shaqada leh Tubta Siyaasadda loo dhanyahay iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka ayaa shir wadajir ah oo...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Marwo; Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ballaaran oo ay hoggaamineyso ayaa Maanta gaaray...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho