Muqdisho , May 09, 2018-- Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta ee Xukumadda Soomaaliya mudane Cabdirishiid Maxamed Axmed ayaa kulan la qaatay danjiraha Norway u fadhiya...
Muqdisho May 09, 2018-- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta Muqdisho uga qeyb galay xuska...
Wiilashaan oo naafo ka ah Aragga oo deeq waxbarasho ka helay mid ka mid ah iskuulada waxbarasho ee loogu talagalay...
Kooxda Kubada Cagta Dekadda ayaa ku guuleysatay Horyaalka Heerka 1-aad ee Soomaaliya. Dekada ayaa hanashada Horyaalka Soomaaliya ku Xaqiijisay Kulan...
Muqdisho, May 09, 2018---- Ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) oo ah gudoomiyaha guddiga qaran...
–Magaalada Jubba ee Caasimada South Sudan waxaa kulan ku dhax maray labada Hay’addo ee Soomaliya iyo South Sudan u qaabilsan...
Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait ka dib markii...
Cabdulahi Axmed Nuurow oo ka tirsan maleeshiyaadka nabad iyo noalal diidka ah ee Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka nabad...
Xaruntaan wasaaradda waxbrashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa deganaan jiray masuuliyiinta ugu sareysa wasaaradda waxbarshada islamaraakn ku dhawaad 30...
RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...
RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho