Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan , Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,...
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,...
Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Aadan oo maanta gaaray degmada Doolow kana yimid magaalada Muqdisho ayaa maamulada iyo...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay olole lagu afurinayo 15 kun oo...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Aadan oo maanta gaaray degmada Doolow kana yimid magaalada Muqdisho ayaa maamulada iyo...
Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub...
Wakiilka Gaar-ka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amabassador Micheal Keating ayaa Dhamaan Shacabka Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo ka hadlay Caasimadda Turkiga ee Ankara ayaa Qaramada Midoobay ku tilmaamay mid jileeceedu uu...
Wafdi uu hoggaaminay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo shalay gaaray Magaaladda Kismaayo ayaa xariga ka jaray xarumaha...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho