Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta la wareegtay dhul ay ku wareejiyeen maamulka Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, kaasi oo...
wasiirada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa qaban doona kulan degdeg ah Maalinta Khamiista ah si ay kaga hadlaan dhibaatada...
R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Cali khayre xili uu xalay khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeedinayay Munaasabadda lagu...
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha shacabka Federaalka Soomaaliyeed mudane Maxamed Mursal Sh/raxmaan oo xalay ka qeyb galay Munasaabadda...
Akhristayaashenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Munaasabadda 15ka May oo caawa ka socota magaalada Muqdisho ayadoo Munaasbaadda ay...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta gaadiidka Ciidanka Booliska,...
https://www.youtube.com/watch?v=dS2uv_8adI8&feature=youtu.be
Mas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culumaa'udiin ayaa ku sugan Istuudiyaha Radio Mogadishu waxaana...
Shirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho