Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay kulan ballaaran la qaatay maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka...
Toban qof ayaa dhimatay lix iyo toban kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii nin u muuqanayo inuu si ulakac...
Guddoomiyaha degmada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Cismaan Cabdi (Macalin Qalaafow) ayaa sheegay in dad badan ay ka...
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaradda Arrimaha Dastuurka ahna Ku-simaha Wasiirka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi ayaa shaaca ka qaaday in Wasaaraddu ay bilowday...
Lamaanahan oo ku noolaa Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa u dhintay biriq ku dhacday Hooygooda ay deganaayeen, iyadoo dadka...
Ilaa shan musharax oo u taagan qabashada kuriga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS ayay maanta diiwaan geliyeen oo ay siiyeen...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada...
Muqdisho, April 23, 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Caddiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta kormeer ku tagey...
Xildhibanada Golaha Aqalka sare oo maanta yeeshay kalafadhigii 3-aad kullankiisa 7-aad ayaa waxay akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka la dagaallanka...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho