Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay'adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, Mudane Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa maanta si rasmi ah xilka...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Britain, ayaa si weyn u taageertay guulaha ballaaran ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya....
Ra’iisal Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo...
Waxaa maanta markale shir ku yeeshay magaalada Gaalkacyo Guddiga Wasiirada ah ee Nabadda Galbeedka Gobolka Mudug ee ka kala socday...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali- Xoosh, ayaa bogaadiyay shaqada ay hay’adda...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Cadaaladda iyo...
Maamulka Dagmada Hobyo oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa muddooyinkii u danbeeyay dadaallo sare loogu qaadayo adeegga caafimaad ee ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhigax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, ayaa...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...
Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...
Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...
Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho