Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo gaaray 6 sarkaal ayaaa manta tababar loogu diray magaalada Moshi ee Dalka...
Xaflad loogu talo galay isku aadka ciyaaraha xiliga xagaaga ee sanadkan 2018 ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio. ( Ohio International...
Warbixinta ay soo saartay Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ku amaantay hab Maaliyadeedka Soomaaliya, iyadoo ku bilowday warbixnteeda:- Ka...
Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Xamad Al Taani ayaa ku tilmaamay dagaalka ka socda bariga Ghouta ee duleedka Dimishiq danbi...
Xabad joojintan ay Golaha Ammaanka Qm ay ku baaqeeyn in laga dhaqangeliyo Syria ayaa ujeedkeedu yahay sidii looga fogaan lahaa...
Wasiirka Wasaaradda Beerlaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah...
Muqdisho, 24, Feb 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha...
Bayaan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Turkiga ayaa si weyn loogu cambaareeyay weeraradii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho