Muqdisho, 12 Febraayo 2018 – Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska...
Muqdisho, 12, Feb, 2018--Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Benaadir Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen ayaa kulan la qaatay Xoghayeyaasha 17ka Degmo...
Wasaarada Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay...
Muqdisho, 12, Feb, 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay...
Kormeerkan uu Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf uu ku tegey Dekedda macmalka ah ee Bosaaso oo dhismeheedu socdo waxaa...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamidyihiin xubno ka tirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada...
Howshan shaqo oo ay maanta ku tageen mas”uuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Cadaalada Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji Xoghaya...
Ciidamada Militariga Soomaaliya oo kaashanaya Kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaadka Alshabaab ay kala wareegeen deegaano iyo saldhigyo...
Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa sheegay iney dileen in ka badan 12-tuhmanayaal dagaal,islamarkaana xabsiga u taxaabeen 100-ruux oo kale...
Xukuumadda Washington ayaa qorsheynaysa in wada hadalo la furto Waqoyiga Kuuriya,kadib markii uu circa isku shareerey khilaafka dibplomaasiyadeed ee u...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho