Guddiga adeegga Xajka sanadka 1446 HJ, ee 2025 ayaa soo saaray go'aan ku aadan in sanadkan aan la qaban karin...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson, ayaa maanta...
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta kormeeray guddiga adeegga Xajka 1446 HJ ee...
Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo ku sugan dalka Azerbaijan, ayaa ka qayb galay sanad guuradii...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, culimaa’udiinka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare oo kaalin weyn ka qaadan doona hirgelinta...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Safaaradda Sacuudiga ayaa ka wada shaqeyn doona mashriic kala duwan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle oo wada dalaallo la xariira sidii loogu diyaar garoobi lahaa abaarta la saadaalinayo,...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho