200 oo Carruur ah oo ka mid ah Agoontii ay ka tageen dadkii ku dhintay Qaraxii 14-ka bishii October ka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii Wadatashiga ah ee looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xalay kulan casho sharaf ah kula qaatay Magaalada Muqdisho...
Tan iyo markii la Doortay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo horaantii Sanadkaan 2017 ayaa waxaa qalqal xoogani soo...
Donald Jey Trump Madaxwaynaha Mareykanka ayaa gaaray dalka Japan lugtiisii ugu horeysay ee booqashada uu ku marayo dalalka Qaaradda Assia...
Dowladda Iran ayaa sheegtay in casilaada Raโiisal wasaarihii dalka Lubnaan Sacad Al-Xariiri qeyb ka tahay Xiisada siyaasadeed ee ka taagan...
Amar ka soo baxay Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdal Casiis ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii ciidamada Ilaalada Qaranka, wasiirkii dhaqaalaha...
War qoraal oo ka soo baxay Taliska ciidamada AMISOM, ayaa lagu sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habayn ah ooku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka,...
Roobkaan oo ahaa mid Xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka da,ay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka iyo duleedkeedaba....
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho