Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee Dalka Kenya (IEBC) Mr Wafula Chebukati ayaa ku dhowaaqay in la joojiyo shir saxaafadeedyada...
Munaasabad lagu soo dhoweynayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay lagu qabtay Degmada Warsheekh ee Gobolka...
War Qoraal ah oo ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Bishaar Al-asad ay ka danbeyso weerar...
Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose ayaa faah faahin ka bixiyay Xaaladda Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka mid ah deegaanada hoose yimaada...
Magaalada Garoowe ee Xaruunta Maamulka Puntland ahna Caasimadda Gobolka Nugaal ayaa Waxaa lagu soo gaban gaba gabeeyay Shirkii looga hadlayay...
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa la kulmay madaxweynaha Dalkaasi Rajib Dayid Ordugan. Madaxweyne...
Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa Caawa soo gaaray Degmada Warsheekh ee Gobolka...
14 Okoobar ee 2017 ayaa noqotay Mid ka mid ah maalamaha ugu murugada badanaa ee Shacabka Soomaaliyeed Soo maray waxaana...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho