Wararka aan ka helayno Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mid ah Maxaabiista Xabsiga ku...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale,...
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka ethiopia kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Siishalis. Mudane Xasan Cali Khayre...
Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka socda qaban qaabada shirka looga hadlayo Amniga Qaranka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa ka...
Diyaarado Dadaal ayaa duqeeyay deegaan ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose iyadoo la bar tilmaameedsanayo Saraakiil ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab. Wararka...
Ra'isulwasaaraha Soomaaliya ayaa ku guuleystay in maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa xasabsiyada dalka Ethiopia lagu Soo wareejiyo Dowladda Soomaaliya,isagoo dhinaca...
Muqdisho, 3 July 2017…..Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay waheliyaan...
Wasaaradda Warfaafinta ayaa maanta Abaal marisay qaar ka mid ah Howlwadeenada Wasaaradda kuwaas oo ku mutaystay Shaqo wanaag sida ay...
Muqdisho, 03, July, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha ahaa ee Wasaaradda Maaliyadda,...
Cayaar lagu maamuusayay munaasabadda 1-da Luulyo ayaa lagu qabtay caasimada labaad dalka Sweden ee Gothenburg. Cayaarta ayaa waxaa u soo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...
Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...
Budapest, Hungary – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Jarmalka iyo Poland, Mudane Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadan), ayaa si...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho