Xafiiska ra’iisul Wasaare Mariano Rajoy , ayaa warbixin kasoo baxday lagu sheegay in Dowladda Spain ay ku gacan seertay baaqii...
Iyadoo weli ay soconayaan ololihii doorashada Golaha Deegaanka ee magaalada Minneaplis ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Axmed Saalax oo 22 sano jir waxaa uu ka dhashay qoys sabool ah, waxaa isaga iyo dhallinyaro kale ay ku...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maalmihii la soo dhaafey ku maqanaa safaro Dalka dibadiidsa...
Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Khaartuum ee...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, waxaana R/wasaaraha...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xaafadda Suuqa Xoolaha ee...
Tartan ay ka qeyb galeen ilaa afar kooxood oo ka wada dhisan xaafadda Soomaalida ay u badan tahay ee Ardu luuba...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho