Waraysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Stephen M Schwartz ayaa waxa uu kaga hadlay...
Muqdisho, 21, June, 2017…… Wasiiru Dowlaha Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar...
Guddomiyaha Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuux Oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Ammaanka Magaalada...
Afar iyo Toban Ruux oo shacab ah kana mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxyo kala duwan oo ka dhacay Gobolka...
Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay...
Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Qalabkasida ee dalka ayaa u fadhiisatay Dhageysiga Dacwad ciqaabeed loo heystay Seddex eedeysano oo ay...
Ra'isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah la qaatay saraakiisha Amniga Dalka ka dib qarixii...
Gudoomiyaha Dagmada Xamarjajab ee Gobolka Banaadir mudane Cabdiwali Cabdulahi Maxamed ayaa xalay afurin u sameyay qaar ka mid ah odayaasha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....
Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho