Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay in uu sii xoojin doono dadaalada Dib u heshiisiinta...
Dowladaha Ciraaq iyo Faransiiska ayaa gaarey heshiis ku aadan in aduun lacageed oo dhan 513 Million oo dollarka Mareykanka la...
Shirkaan oo ay ka qaybgaleen dhamaan agaasimayaasha maaliyadda ee wasaaradaha XFS iyo hoggaanada maaliyadeed ee hey’adaha amiga dalka ayaa looga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay...
Shirkan oo laba maalmood ugu socday Caasimadda Dalka Mozambique ee Maputo ayaa waxa Wadamada Afrika u qabtay Dowladda Japan waxana...
Xukuumadda Soomaaliy ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeysay dadkii ku dhintay dhacdadii Bariire ee shalay ka dhacday. Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda...
Shirkani oo ay soo qabanqaabisay Wasaradda Xanaananada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ahaa mid lagu daah furayay ...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Maamulka Internet-ka Haya'adaha Dwoladda oo...
Xukunadaan oo isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ayaa waxaa maanta maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Mudug ee dowlad Gobaleedka...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaano qoto dheer ku sameyn doonto dad shacab ah oo la sheegay in lagu...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho