Falalkan Weerka ah ee lagu dilay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka shaqeysanayey dalka koofurka afrika ayaa ka kala dhacay labo magaalo...
Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyey go'aankii ay Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen Golaha Wasiiradda...
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe Xildhibaannada baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa codkii kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada kuwaasi...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday duqeyn lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab...
Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay ee hirgelisay adeegga Fiber...
Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay ka shaqeynayso sidii loo sameyn lahaa ciidan gaar ah oo ka...
Saraalka ugu sareeya Qaramada Midoobay arimaha Soomaaliya ayaa sheegay shaqo la’aanta dhalinyarada ay tahay arin walaac leh, isagoona madaxda Soomaaliya...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xiray magaalada Garoowe...
Muqdisho, 17, July 2017 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta galinkii dambe kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho