Waxaa la bilaabay rakibaada qalabka lagu maamulayo hawada Soomaaliya sida ay sheegeen masuuliyiintaย Heyโadda Saadaasha iyo Duulista Hawada. Maxamed C/llaahi Oomaar...
Muqdisho, 12 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Golaha Aqalka Sare...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ย mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey Golaha Shacabka Misaaniyadda dowladu ku shaqaynayso lixda bilood ee...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare ee...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay yeeshaan kulan ka dib markii dhowaan uu furmay Kalfadhiga Labaad...
Xogahaya Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Dowladda Maraykanka ay ka goโantahay in Soomaaliya ay ka taageerto...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda waddanka Mareykanka Rex Tillerson ayaa Isniintii shaley gaaray waddanka Kuwait, isagoo sidoo kale booqan doona waddamada Sacuudiga...
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Baydhabo...
Wafdiga Soomaaliya waxaa hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka & Macdanta Mudane Maxamud Cabdulqaadir Warsame, waxaana qeyb ka ahaa Qubaro dhinaca...
1.Golaha Amniga Qaranka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 5ta ilaa 10ka bisha Luulyo, 2017. 2.Kulanka waxaa shir-guddoominayay...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho