Muqdisho, 09 July 2017....Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeyb qaatay barnaamij lagu taageereyey Ciidanka Qaranka oo...
Shirweynaha CAFIS oo muddo 2 maalmood ah 5-6 July, 2017 ka socday magaalada Turku ee dalka Finland ayaa waxaa...
Khudbada Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya 08 Luuliyo 2017 Bismillaahi...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Furitaanka Ciidamada...
Dowlada ciidamada Ciraaq ayaa dagaalo goos goos ah kula jirra dagaalyahanada Daacish oo goobo kooban kaga sii haray magaaladda Mosul,...
Muqdisho, 8 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad...
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya. muddo ka badan laba toddobaad...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka warbixiyay xiliga uu furmayo kalfadhiga labaad ee Golaha Aqalka...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo manta ka qayb galay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka...
Furitaanka kalfadhiga 2-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa goob joog ah madaxweynayaasha maamulada Puntland Jubbaland Galmudug iyo guddoomiyaha maamulka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho