Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan kula qaadan doono...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan sogootin iyo mahad celin iskugu jirta u sameeyay Macalamiin barayaal ka...
Kormeerka wasiirka Maaliyadda uu maanta ku tagay dekadda Muqdisho ayaa waxaa ku wehliyay wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo qaar kamid...
Ugu yeraan 19 ruux ayaa geeriyootay, halka 50 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax loo maleynayo in ay argagaxiso...
Warar goor dhow na soo gaaray deegaanka calamada ee degmada Afgooye ayaa sheegaya in caawa fiidkii la rasaaseeyay gaari nooca...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta Galmudug Daahir Faax Fiidow oo u waramay Wakaalada wararka ee SONNA ayaa sheegy in dib...
Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya magaalada Cadan danjire Axmed Cabdi Xasan (Suudaani) oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday xarunta Ciidamada wadajirka ah ee fulinaya Qorshaha Xasilinta...
Dood Cimiyeed ku saabsan sida ay u wada shaqeyn karaan hey'adaha ammaanka iyo warbaahinta Soomaaliyeed oo ay ka qeyb-galeen wasiirro...
Madaxweynaha J.F.Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kulan ku yeeshay magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...
RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Shir Madaxeedkii gaarka ahaa ee dalalka ciidamada ku taageera hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo ka qabsoomay magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee...
RADIO MUQDISHO(LIBYA):-Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Maxamed Haaruun...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho