Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo kamid ah madaxda ka qeyb galaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda...
Maamulka Degmada Heliwaa oo kaa shanaya qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada ayaa waxa ay wadaan ololo dib...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu dhameystiray Xubnaha Maamulka Gobolka...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha DFS iyo...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed oo maanta kormeer Ku...
Maxkamadda Darada Koobaad ee ciidammada Qalabka sida ayaa Digniin u jeedisay Ilaalada saaran Baabuurta Waddooyinka caasimadda Mara kuwaas oo ay...
Shirkii looga hadlayay arrimaha Qaxootiga Soomaaliya ee ka socday dalka Uganda ayaa la filayaa in maanta la soo gabagabeeyo, waxaana...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xeerka Isgaarsiinta oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada....
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go'aamiyeen xiliga...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho