Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dowladda Dutch-ka ku dhaleeceeyay go'aanka ay ugu diiday in ay dalkeeda ka degto...
Munaasabad lagu soo dhaweynayey Ra'iisul wasaaraha Xukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre isla markaana lacag taakuleyn iyo kaalmo loogu aruurinayey dadka...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Haweenka iyo Hurumarinta Xuquuqda Aadanaha Cabdulqani Sheekh Cumar ayaa Joodariyaashan loogu talo galay bukaanada ku jira isbitaalka...
Dr Cismaan Maxamuud Dufle oo Ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa sheegay inay xaalad caafimaad darro ah oo baahsan...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa guddiga abaaraha ku wareejiyay lacag loogu talagalay qoyska Madaxweynaha, taasi oo uu Madaxweynuhu u gartay in...
Deeq Dawo ah oo loogu talagalay in lagu daryeelo dadka uu soo ritay cudurka shubanbiyoodka ayaa loo diray isbitaalka magaalada...
R/wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ballaaran la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo ururada bulshada, isaga oo...
Munaasabadan ay ku qalin badalanayeen qaar ka mid ah arday dhameysatay luuqada English ka iyo barnamijka aas aasiga u ah...
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa soo gaaray in dad adeegsanaya magacooda ay baraha bulshada ku faafinayaan warar been abuur...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho