Warka la xiriira in hoos u dhac uu ku yimid Cudurka Malaariyada Sanadihii ugu danbeeyey ayaa waxa ay ku beegantahayย ...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha iyo Sidoo kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada waxaa ay Maanta kulan la-qaateen Shaqaalaha kala...
Qaar ka mid ah bulshada soomaaliyeed ee ku nool deegaanka Xiingalool ee gobolka sanaag ayaa ka cabanaya Saamaynta Abaarta ka...
Qoysas abaarta ku xoola beelay ayaa la gaarsiiyay deeq uu ku taakuleyay Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Soomaaliya Mahad...
Abaarta ku dhufatay Soomaaliya ayaa saameyn ku yeelatay xoola dhaqatada iyo Beeraleyda, taasi oo sababtay dhimashada xoolaha iyo in ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa 24kii April 2017 kulan gaar ah la qaatay qoyskii marxuum...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gelinkii dambe ku qaabiley xafiiskiisa ehelada Allah u naxariistee...
Wasiirka arimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho