Agaasimaha Cusbitaalka guud ee degmada Xudur ee gobolka Bakool Cabdixakiin Macallin Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in...
wefdi ay hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed oo ay kamid yihiin wafdi ka socday Dowladda Qatar...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka maraykanka Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda maraykanka ay waddo qorshe dalkeeda ay uga...
Roobabkan ayaa shalay ilaa xalay ka da’ay deegaanka gongo oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe kaas oo saameeyay qoysaska dantayar...
Munaasabadaan uu xilka kula wareegayey Taliyaha Cusub ee Ha’yadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa...
Mudane Xuseen Macalin oo ah La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa fasiraad ka bixiyey iclaamintii dagaalka...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim...
Muqdisho, April 08, 2017-----Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii...
Kormeerkaan howleed ee uu xilli hore ee saaka uu ku tagey Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre...
Gobolka Minnesota oo ah Gobolka ugu badan oo ay Soomaalida Maraykanka degan tahay ayaa weli waxaa ka socda dadaallada loogu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho