Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Faramaajo), ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan...
Gurmadkaan biyo dhaamintaa oo socon doona muddo bil ah isla markaana ay maal galineyso Hay'adda Socdaalka Aduunka ee IOM ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u magacaabay Marwo Caaisha Abokar Qaasim La taliya Madaxweynaha ee dhanka Arimaha Bulshada.
Qarax gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir , gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Furay shir heerkiisa sareeyo oo laga hadlaayo Arimaha Abaaraha...
Wasiiru Dawlaha Madaxatooyada Koofur Galbeed Maxamed C/laahi Mursal ayaa Maanta Dhalinyaro iyo ururo Bulsho oo ku dhaqan magaalada Baydhabo Laqaatay...
Warbixin lagu qoray wakaalada wararka ee AP ayaa lagu sheegay in Militariga Mareykan kordhin doono Taageerada iyo Xoojinta dhinaca Militariga...
Shirkan oo looga hadlayo xaaladaha abaaraha ka jirto dalka Soomaaliya isla markaana diirada lagu saari doono sida ugu haboon ee...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho