Saamaynta abaarta ka jirta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa marba marka ka dambeeysa sii badanaysa, waxaana kordhaya dhibaatooyinka nololeed...
Deeq isugu jirta raashiin iyo biyo nadiif ah ayaa loo qeybiyay boqolaal qoysas ah oo ka mid ah kuwa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah kulan la qaatay Danjiraha dalka Mareykanka...
Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo ayna ka qeybgaleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudan ayaa lagu qabtay magaalada Khartum....
Shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta iyo iskaashiga dhinaca Dalxiiska ayaa lagu qabtay dalka Turkiga. Shirkan oo ay ka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa xarunta ICAO ee Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalad Muqdisho ,...
Muqdisho, February 16, 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo...
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dhambaal farriin ah oo ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed gaarsiisay maanta...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho