Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qeybta labaad waxa ay bilaabayaan inay tegaan xarunta...
Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa ugu baaqay dadka iska leh guryaha jajaban ee ku yaala degmada in sida...
Hey’adda Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee magaciisa marka la soo gaabiyo loo yaqaano (GSD) ayaa war-saxafadeedka ay soo saareen ku dhaleceeyay...
Munaasabadan deeqda lacagta ah lagu guddoonsiinayay Wakiilo Maamulka degmada Balcad u qaabilsan dhanka abaaraha, isla markaana ay soo dhiibeen Jaaliyadda...
Dadweyne aad u farabadan ayaa saaka isugu soo baxay waddooyinka waaweeyn ee magaalada Muqdisho kuwaasoo taageerayay go'aanka maxkamadda caalamiga ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho wax yar kaddib marki uu soo baxay go'aanka...
Kooxo burcad South Africaan ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan...
Rai’isul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho