Muqdisho, 9 October 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland,...
Maamulka K/Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay Liiska Musharaxiinta maamulka K/galbeed u matalaya Aqalka sare ee...
Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed iyo taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Xasan Xaamud, ayaa magaalada Cadaado ee...
Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee dalka. Halkan hoose ka akhriso magacyada liiska musharaxiinta...
Dowladda Ruushka ayaa codka diidmada qayaxan ee loo yaqaan "Veto" ku diiday qaraarka Qaramada Midoobey ee lagu dalbanayo in la...
Magaalada St. Cloud oo ka tirsan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacay banaanbax ay bulshooyinka halkaasi ku nool...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami...
Liiska Musharixiinta aqalka sare ee Galmudug Kursiga 1-aad 1-Cabdi Axmed Dhuxulow 2-Luul Maxamed Sh Cusmaan Kursiga 2-aad 1-C/qaadir MacalinNuur Siyaad...
Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, abwaanno iyo Culimaa-udiin ayaa maanta Isbitaalka Urdugaan Ex. Digfeer ku booqday Abwaan Maxamuud...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho