Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray Caasimadda Kuwait. Wafdiga waxaa garoonka...
Labo qof oo waday Baabuur walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa weerar ku qaaday goob ay ciidanka Booliska dalka Turkiga...
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa maanta isugu tagay xubnaha Baarlamaanka maamulka Hirshabelle, oo dhismahiisa uu ka socdo...
Gudoomiyaha hey'adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo saaka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in lagama maarmaan ay...
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo shalay lagu dagaalamay ayaa saaka dagan. Wariyaha Radio Muqdisho uga soo warama...
Ciidanka dowladda Kenya ayaa saaka howlgal ka wadda deegaanno hoos yimaada degmada Mandera ee dalka Kenya kaddib markii ay soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale si...
Afar Qofood ayaa ku geeriyootay, Saddex kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay Shil Gaari oo ka dhacay Waddada Degmada...
Qaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Dalka Soomaaliya UNSOM, sababo la...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay kaalinta saxaafadda kaga aadan doorashooyinka dadban...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho