Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xariga ka jaray Jaamicada Farsamada Gacanta ee Boliteknico oo ah...
Madaxweynaha J. Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Ummadda Soomaaliyeed. Xarunta...
Telefishinka dowladda Cuba ayaa shaaciyay in hogaamiyihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro oo loo yaqaanay aabihii kacaanka Kuba uu...
Gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ku qarxiyey aga gaarka suuqa barta ee wadada Afasiyoone ee magaalada Muqdisho. Lama oga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland ahna guddoomiyaha guddiga abaaraha Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey ayaa baaq u diray Ummadda...
Guddoomiyaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Culusow oo dhawaan la wareegay xilka guddoomiyenimo ayaa ugu horeyn ugu...
Xilli qeybo ka mid ah gobollada dalka ay ku dhufteen abaaro saameeyay dadka iyo duunyada ayaa Xildhibaan Nadiifo Aadan Isaaq...
Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG...
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiiraan, kan Beledweyne iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka AMISOM ayaa gaaray deegaan 100...
Mogadishu, 26 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...
Baydhabo — Hoggaamiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Dowlad...
Dhuusamareeb — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar loo qabtay wakiillada ururrada siyaasadeed ee ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho