Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo doorashada xildhibaanadii ku matali lahaa maamulka Koofur Galbeed Aqalka Hoose...
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar ayaa ka mid noqday Xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, markii...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen Tootole ayaa maanta Cadaado siwada...
Iyadoo ay kasii darayso xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada Galmudug ayaa maamulka Galmudug wuxuu diray dhawr wefdi oo loo...
Dr. Cabdulcasiis Bin Cusman oo ah Agaasimaha Guud ee Ururka Islaamka u qaabilsan Tacliinta, Culuunta iyo dhaqanka ayaa booqasho shaqo...
Waxaa Maanta oo Axad ah ka furmay Magaalada Muqdisho shir weynahii Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya. Wasiirka...
Iyadoo xaladda bani’aadanimo ee ka taagan goobaha dagaaladu ka socodaan ee dalka Suuriya ayna sii darayso maalinba maalinta xigta, ayaa...
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay Maanta Muqdisho shir ugu qabato wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowlad Goboleedyada Dalka....
Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntlad ayaa kusii siqaya Magaalada Qandala ee gobolka Bari oo ay gacanta ku heyaan Maleeshiyaad ka amar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho