Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dahir Shire Maxamed, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee dadka deegaanka ayaa saakay cadowga Khawaarijta ku jebiyey dagaallo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan looga hadlay xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, la qaatay kuxigeenka...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu hoggaamiyo Madasha Iskaashiga Maaliyadda...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ay ku raad-joogto Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baadda Shacabka...
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xarunta Safaaradda ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed ee...
Following the fall of its central authority in 1991, the civil war that followed, and the ongoing reconstruction efforts, the...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho