Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur “Shuute” oo maanta Xafiiskiisa kula...
Ra’isul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo kulan qadka teleefonka kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed, Mudane C/qaadir Shariif Sheekhunaa ayaa shaaca ka qaaday in maalinimada beri ah ay magaalada Beydhabo...
Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" ayaa saaka gaaray magaalada Baydhabo ee xunta gobolka Baay halkaasi oo ay...
Beesha caalamka oo ka duulaya burburkii dhinaca xukuumadda ee soo gaaray dalka Soomaaliya,waxa ay dhowr iyo labbaatankii sano ee u...
Ciidanka ilaalada xudduudaha Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Lix Haween ah oo watay 16 Carruur Soomaaliyeed ah oo ka...
Doorashada xubnaha Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo magaalada Jowhar. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh...
Hay`adda sirdoonka Mareykanka ee loo yaqaan Federal Bureau of Investigation (FBI) ayaa shaaca ka qaaday in ay soo af-jareen baaristii...
-Qunsuliyada Guud ee Caden oo in mudda ah ku hawlanayd diiwaan galinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku Go’doomay dalka yemen, oo...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Odowaa iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayay jaamacad...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho