Waxaa 13-kii bishan maalin salaado ah, magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ay marti-gelisay Shir Madaxeedkii Urur gobaleedka IGAD oo isagu...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya gaar ahaan qeybta Lixdanaad, ayaa xukuntay maleeshiyaad katirsan kooxda Daacish, oo dhawaan lagu qabtay...
Mogadishu, 17 September 2016 โ Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Madax ka tirsan Midowga Afrika ayay ย balan qaaday in ay bixin doonaan Mushaarka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Waxa ay...
Ciidanka dowladda Kenya ee qeyb ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaciyay in ay todobaadkaan ay dileen dagaalyahano ka...
Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku guuleystay in Maleeshiyada Al-shabaab ay ka saaraan degmada Ceelwaaq...
Dabeylo xoog leh ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhufteen deegaanno dhaca bariga gobolka Mudug. Meelaha ay dabeeyluhu ku...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda mintidiinta ah ee Daacish ay ku dileen duqeeyn dhinaca...
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim, ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo,halkaasoo si weyn loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay horumarkii ay Dowladdu ku tallaabsatay Afartii sano ee uu...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...
Ciidamada Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho