Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada JFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kula saxiixday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgalay...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta qaabbilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Carabinieri ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo...
Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Wakiilka...
Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa booqasho rasmi ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb...
Dood wadaaga lagu falanqeynayay doorka Haweenka ay ku leeyihiin nabad-dhiska Gobolka Mudug ayaa ka qabsoomay Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yuusuf Samatar, ayaa maanta daah furtay kulan ku...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho