Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El Sisi ayaa ku dhawaaqay in dowladdda Masar ay ka go’an tahay ka qeyb qaadashada...
Munasabadan oo ahayd mid lagu dhaarinayey sarakiil cusub oo ka tisan ciidanka booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo ah dhallinyaro Jaamacadaha kaga...
Muqdisho, July 17, 2016-----Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray...
Shir looga hadlayo xiriirka maaliyadeed ee wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmay...
Ciidanka nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta soo bandhigay Rag lagu soo qabtay fal burcad nimo ah oo...
Gudoomiyaha Baarlamaanka faderaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay qaar ka mida Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu aasay Labo Wasiir Dowle iyo Nabadoon ka tirsan...
Munaasabad ay soo qaban qabisay Jimciyadda SOHEDA islamarkaana looga soo horjeeday inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu...
Saraakiil ka tirsan Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ka qeybgalay shir looga hadlayay sida xogta argagixisada loogu bedelo caddeymo maxkamadda...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Muqdisho, cutubyo katirsan ciidanka Kumaan-dooska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho