Taliyaha Ciidamada Xoogga ee Bariga Galguduud Col Axmed Tareedisho. ayaa sheegay in ciidamo ka tiesan meleteriga oo qaba tababar gaar...
R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, ayaa lagu wadaa in uu maanta booqdo magaalada Nairobi caasimadda Dalka Kenya,si uu ula kulmo...
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal ballaaran oo la xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay deegaanka Luuqjeelow ee gobolkaasi Hiiraan oo...
Ciidamada amaanka ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa saaka gacanta ku soo dhigay askarigii ka danbeeyay dilay Taliyihii Nabad Sugidda ee...
Wafdiga uu hoggaaminayo Taliye ku Xigeenka ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa gaaray magaalada Baydhabo waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Qeybta...
Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Hal qof ayaa ku geeriyooday saddex kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray, weerar Miino oo lala eegtay gaari...
Waxaa maanta magaalada Baydhabo gaarey wafdi hordhac ah oo ka qeybgalidoona Shirka madasha qaran ee ka furmi doona magaalada Baydhabo...
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa kulan looga hadlayay horumarinta amniga la qaatay qaybaha kala duwan bulshada...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho