Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane...
Kulanka waxa ka qeyb galay Siyaasiyiin Hore Wasiiro uga soo noqday Dowladihi Ku meel gar ka aha ee dalka, Odayaal...
Barnaamijka Kulanka Toodbaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed waxaa berri marti ku ah Wasiirka Dhalinyarada iyo...
Ciidamada Nabad Sugidda qaranka oo howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan demada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanka...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deegaanno badan oo ka mid gobolka Shabeellada dhexe. Abaanduulaha...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sareeyo gaas, Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo howllo shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa booqday...
Wasiirka Wasaarada maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa xalay ka qayb galay dood ku saabsan shaqo...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Degmada Jalalaqsi iyo deegaanada hoosyimaada, kaasi oo...
Shirka Barlamaannada Afrika oo Magaalada Johannseburg ka furmay ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax ay ka mid ahaayeen madaxweynihii hore ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho