Iyadoo la fulinayo go'aanka ka soo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,January 07,2016 , Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...
Munaasadan oo loo qabtay arday dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Hormuud ee magadalada Muqdisho, kuwaas oo iskugu jiray kuwa...
Waxaa booqasho laba maalmood qaadatay ku yimid magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed...
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta ka socda qaban qaabada ku aadan soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumariinta xuquuqda hawenka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka,...
Howlgalkan oo 24 saac, ee la soo dhaafay ciidanka nabad sugida Soomaaliya ay ka samaayeen xaafado ka tirsan degmada Afgooye...
Wefdig uu hogaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uuna kamid yahay wefdigiisa guddoomiye ku xigeenka labaad ee...
Dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Jarmalka ayaa lagu soo waramayaa in ay dibad baxyo ka dhigeen magaalooyinka wadankaasi,...
Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Sudan iyo Safaarada Somaliya ay ku leedahay dalka Sudan ayaa ka qayb galay...
Dowladda Urdun ayaa u yeeratay Safiirkeedi u fadhiya Dalka Iiraan kadib rabshadii lagu gubay safaaradda sacuudiga ee dalka Iiraan, iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho