Mudaniyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ku ogolaaday xukuumadda cusub ee...
Kulanka baarlamamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furmay goor dhaw, iyadoo Ra’iisul wasaaraha iyo golaha wasiirada...
Tababarkan maanta loo soo gabo gabeynayay shaqaalaha Waaxyaha Qorsheynta ee Wasaaradaha dowladda laguna baranayay diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar ahaan...
Qaar ka mid ah haweenka Xildhibaannada baarlamaanka oo kulan isbarasho ah la qaatay haweenka ku jira Golaha Wasiirada cusub ee...
Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay degmada Xamar Jajab Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Qayaad...
Kulan looga hadlayey sidii maamul loogu sameen lahaa goballada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi...
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muuse Nuur Amiin oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka ah oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ayaa kaga hadli doono sidii codka loogu qaadi...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ood wadaaga ah ee ku dagaalamay magaalada Beladweyne...
Gudigga Joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyaay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Xukuumadda, si codka kalsoonida ah loo siiyo,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho