Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadkii Ka Dambeeyay Dil Muqdisho Loogu Geystay Sargaal Boliis Ah Iyo Shaqaalihii Saadaasha Hawada Oo La Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabayaal ka tirsan qaswadayaasha oo barqanimadii maanta Isgoyks Carwo Iidka ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la sheegay in ay ka dambeeyeen dil lagula beegsaday magaalada Muqdisho maalintii Isniintii afar ka tirsan shaqaalaha saadaasha hawada.

Soo qabashada 3-daasi dhagar qabe iyo gaariga ay wateen ayaa ka dambeysay kaddib markii ciidamada si dhaqsa ah ay ย kaga hortageen kaddib markii ay dileen sarkaalkaasi oo lagu magacaabi jiray Cali Baashi taasi oo suura galisay in ay soo qabtaan maleeshiyaadkaasi oo mid ka mid ah ku dhaawacmay rasaasta ciidamada ay kaga hortageen.

Related posts

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

August 23, 2026

Heyโ€™adaha ammaanka ayaa magaalada Muqdisho ugu soo bandhigay saxaafadda maleeshiyaadkaasi iyo gaariga dadka ay ku dhagri jireen oo ahaa gaari Spacio.

Masโ€™uuliyiinta amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen saddexdaasi ย  qof oo ka dambeeyay dilalkaasi islamarkaana sharciga la horgeyn doono.

Dhinaca kale Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda howgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ay sameynayaan Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka, iyadoo maanta uu booqday isgoysyada Muqdisho oo howgaladaasi ay ka socdaan Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo bogaadiyay ciidamada sida ammaanka ay u xaqiijinayaan.

Previous Post

Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Puntland Oo Xukuno Kale Duwan Ku Riday Eedeysanayaal

Next Post

Madaxweyne Xasan: Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa u bilowdey bog cusub oo iskaashi iyo derisnimo wanaag ku saleysan

Next Post
Madaxweyne Xasan: Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa u bilowdey bog cusub oo iskaashi iyo derisnimo wanaag ku saleysan

Madaxweyne Xasan: Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa u bilowdey bog cusub oo iskaashi iyo derisnimo wanaag ku saleysan

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

August 23, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

August 23, 2026
0

Waxaa soo gaba gaboobay wadahadalo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ-๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In