Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa galabta ka da'ay roob ay ku diirtsadeen dadka iyo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin taliyaha ciidanka xoogga dalka,...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Culimada Soomaaliyeed, loogana hadlayay waxa ay shareecada Islaamka ka qabto shaqsiyaad Soomaaliyeed oo sheegtay...
Shirka PSG3 ee looga hadlyayo arimaha cadaalada iyo horumarka laga sameyay isla markaana bishii mar la qabto ayaa looga hadlayaa ...
Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 126 arday oo bartay xirfado kale duwan oo ay ku shaqeystaan ayaa maanta lagu qabtay xarunta...
Xaflada furitaan kalfdhiga todobaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka oo uu maanta so rasmi ah u furey madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan...
Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo ah wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya isla markaana kamid ah mas’uuliyiinta Bankiga horumarinta Afrika...
Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta golaha shacabaka,furitaanka ayaa...
Taliyaha Cidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii wadamada soo koraya...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho