Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenkaCabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiya Baarlamaan...
Taliyaha guutada 12-ka April ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Saneey oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
Munaasabad lagu daah furayay Isbitaalka guud ee degmada Balanballe oo Wasaarada Cafimaadfka ay ku kordhisay dhismihiisa qaybo muhiin ah, iyadoo...
Taliska ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiko ayaa digniin ka soo saaray dadka sida sharci darrada ah u wada gawaarida ee...
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya inay ka socoto qaban qaabada aaska Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble...
Maamulka gobolka Shabeelah Dhexe ayaa ka warbixiyay halka uu marayo qaban qaabada shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha...
Maamulka Jubbaland ayaa maanta sheegay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay ka qeyb qaadan doonaan...
Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Soomaaliya ay ugu aqoonsaneyso shaqsiga sanadkii tagay ee 2015ka in...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo Shacabka reer Hiiraan geeridii ku timid Ugaas...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 03-Jan-16 soo xiray shirweynihii la-xisaabtanka Hay’adaha Dawladda Puntland oo maalintiisii labaad...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho