Magaalada Gaalkacyo waxaa si rasmi ah uga dhaqan galay xabad joojinti iyo heshiiskii ay gaareen madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland,...
Shirka Madasha wada-tashiga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan dowladda Dhexe iyo Dowladaha gobollada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho....
Golaha Baarlamaanka Koofur-Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaallada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayadoo ay munaasabadda dhaarinta ka qeyb galeen...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu xoo xiray aqoon is-weydaarsi...
Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa xaqiijisay in duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku fuliyeen lagu dilay Abdirhaman Sandhere, oo loo yaqaano "Ukash",...
Nin hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku dilay taliyaha booliska degmada Cabduwaaq ee gobolka Galguduud Faarax Warsame Cimi. Wararka...
Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan la soo saari doono warbixin ku saabsan wixii laga hirgeliyay mashruca ay Midowga...
Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ay wehliyaan Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Cumar Ceeymooy oo Xafiiskiisa ugu waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Guullo...
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho