Marwada koowaad ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa deeq qalab dhisme ah gaarsiisay xarunta Wasaradda Howlaha guud oo hadda dhismaheedu ka socdo Muqdisho....
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka...
Iyadoo la fulinayo go'aanka ka soo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,January 07,2016 , Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...
Munaasadan oo loo qabtay arday dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Hormuud ee magadalada Muqdisho, kuwaas oo iskugu jiray kuwa...
Waxaa booqasho laba maalmood qaadatay ku yimid magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed...
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta ka socda qaban qaabada ku aadan soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumariinta xuquuqda hawenka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka,...
Howlgalkan oo 24 saac, ee la soo dhaafay ciidanka nabad sugida Soomaaliya ay ka samaayeen xaafado ka tirsan degmada Afgooye...
Wefdig uu hogaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uuna kamid yahay wefdigiisa guddoomiye ku xigeenka labaad ee...
Dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Jarmalka ayaa lagu soo waramayaa in ay dibad baxyo ka dhigeen magaalooyinka wadankaasi,...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho