Xag-jirnimada waxaa lagu qeexaa in lagu talax tago waxa uu qofku ku qanacsan yahay isagoo adeegsanaya ficil, qowlba. Xag-jirnimadu way...
Mogadishu, 12 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kulanka Golaha guud ee Ururka Idaacadaha Dowlahada Carabta kalfadhigiisii caadiga ah ee 35-aad ayaa waxaa maanta oo Jimco ah lagu...
Ciidamada ammaanka ee Dowladda ayaa baaritaan ka wada xaafadda Holwadaag ee magaalada Baledweyne oo ay ku raadinayaan Kooxihii ka dambeeyay...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahhir ayaa soo jeediyay inay muhiimtahay in la magacaabo Guddiga madaxa banaan...
Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeynaya sharciga Iibka Qaranka, iyada oo aqrinta labaad la marin doono sharciga Maxkamadda Dastuuriga....
Agaasimaha Waaxda Radio Muqdisho Mudane Cabdiraxiin Ciise Cadow oo isaga iyo wafdi wasaaradda Warfaafinta ka socda ay ka qayb galayaan...
SAXAAFADEED :- Muqdisho, December 9, 2015. Waxaa maanta la qabtay xaflad lagu daah furey xarunta cusub ee Wasaaradda Batroolka & Macdanta taas...
Inta la og yahay 7 qof ayaa ku geeriyoodeen weerar lagu qaaday goobo milatari oo ku yaalla duleedka magaalada Bujumbura...
Wasiirka Caafimaadka Dawladda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wasriika CaafimaadkPuntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke oo galabta markale booqday Cusbitalka...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho