Guddoomiyaha Maxkamada sare Dalka iyo Wasiirka Cadaaladda oo ay wahliyaan wasiiro ka tirsan xuukumada Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray ...
Kulan looga Hadlayay Ka Ganacsiga Alaabaha Sharci Darada ah islamarkaana ay ka qeybgaleen ganacsatada Ajaanibta Iyo Kuwa South africaanka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta booqasho ku gaaray magaalada...
Dhawaan dawladda Kenya waxa ay ku soo rogtay dadka ay visaha siin jirtay marka ay yimaadaan garoomada dalkeeda (visa on...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa jooga bariga dhexe,...
Sheekh Nuur Baaruud ayaa maanta lacag ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed gaarsiiyay hooyada dhashay gabar yar oo cudurka Kansarka uga...
Maamulka Jaamacadda Capital ayaa soo gebagebeeyay munaasabad lagu soo dhaweynayay in ka badan boqol arday oo ku guuleysatay imtixaanka qabuulka...
Qaban qaabada xafladda caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa saaka ka socota magaalada Kismaayo. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka...
Xaaladda degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa saaka deggan kaddib markii ciidamada maamulka Galmudug ay si buuxda ula wareegeen magaaladaasi....
Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka...
Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan...
Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya hay'adaha kala ah: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS), Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho