Cilaaqaadki u dhaxeeyay dalalka Sucuudiga iyo Iran ayaa sii xumaanayay wixii ka dambeeyay markii Boqortooyada Sucuudigu ay dishay Sabtididii la...
Jaamacadda Gaarisa ee gobolka waqooyi-bari Kenya ayaa maanta dib loo furay sagaal bil kaddib markii weerar kooxda Al-Shabaab ay ku...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenkaCabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiya Baarlamaan...
Taliyaha guutada 12-ka April ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Saneey oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
Munaasabad lagu daah furayay Isbitaalka guud ee degmada Balanballe oo Wasaarada Cafimaadfka ay ku kordhisay dhismihiisa qaybo muhiin ah, iyadoo...
Taliska ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiko ayaa digniin ka soo saaray dadka sida sharci darrada ah u wada gawaarida ee...
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya inay ka socoto qaban qaabada aaska Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble...
Maamulka gobolka Shabeelah Dhexe ayaa ka warbixiyay halka uu marayo qaban qaabada shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha...
Maamulka Jubbaland ayaa maanta sheegay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay ka qeyb qaadan doonaan...
Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Soomaaliya ay ugu aqoonsaneyso shaqsiga sanadkii tagay ee 2015ka in...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho